• Geli Xayasiis
    • Home
    • » Uunsi udgoon

    Uunsi udgoon

    February 12, 2020
    Views: 71
    Ad ID: 14499
    Faahfaahin:

    waxaan gala new hargaysa qaybta mcalin haruun

    waxaan uu hayaa bulshawayna reer somailnd khasatan dumarka aroosadaha meheradaha uduga iibiya waxan u hayaa aqoon illahay isiiyay taas oo ah uunsigii dibada inooga imanayay inaan kamaaranay aniga oo wadanka jooga ayaa samaynay mid kaa dibada kafiican oo ka udgoon aad ilaa aad oraginal uunsi kadibada waxa kubadan sonkorta insha alla aroosyadana waan usamaynayaa meheradahana waan usamaynayaa insha allah

    Ila soo xidhiidh- 0634461749

    Contact Information
    Ka Dhex Dooro:   
    Address: Hargeisa,

    Post New Review

    Related Listings
    Send Message
    Login Required
    Send Your Bid
    Login Required
    Report This Listing
    Login Required