• Geli Xayasiis
    • Home
    • » Guri kiro ah

    Guri kiro ah

    May 21, 2020
    Views: 77
    Ad ID: 24610
    Faahfaahin:

    WAA APARTMENTS KIRO AH.

    Waa Guri dabaq ah ama Mandarad hadba Sida aad u taqaanid, waana Apartments ka Kooban 4 Guri Oo min 3 maqsin, Kijo iyo Suuligii ah.

    Haddaba gurigani Waxa uu ku yaalaa xaafadda Jigjiga yar, gaar ahaana agagaarka Maansoor Hotel, sidoo kale waxa uu u dhowyahay Shirkadda Yusuf Ismail General Trading Company.

    Waxa Lagu kireenayaa halkii guri Ee Apartments kan ka mid ah Oo ka Kooban 3 Qol Kijadii iyo Suuligiiba $200 Oo Doolar Oo keliya.
    Hadii aad isku wada kiraysanaysidna waa $800 Oo Doolar, hadii aad qayb kamid ah doonaysidna waa $200 Oo doolar.

    Kala Soo Xidhiidh:- +252 63 4241382 ama +252 63 4148610.

    Contact Information
    Ka Dhex Dooro:   
    Address: Hargeisa,

    Post New Review

    Related Listings
    Send Message
    Login Required
    Send Your Bid
    Login Required
    Report This Listing
    Login Required